Akhriso: Magacyada 10ka Arday Ee Ugu Sareeyey Imtixaanka Shahaadiga Soomaaliya

317

Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Daahir Cismaan oo caawa shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Muqdisho, ayaa ka warbixiyey natiijada Imtixaanka shahaadiga dugsiyada sare dalka ee Sanad dugsiyeedka 2017-2018.

Wasiirka, ayaa sheegay sanadkan Imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada sare ee dalka in ay u fadhiisteen 25,675 oo isugu jira 16,552 Wiil iyo 9,123 Gabdhood, isaggoo xusay in tirada Imtixaanka ka gudubtay ay tahay 20,030 Arday.