Sawirro: Farmaajo Oo La Kulmay Dhiggiisa Eritrea

767

Madaxweynaha  Soomaaliya iyo wefddi uu hoggaaminayo ayaa gaadhay magaalada Asmara ee dalka Eritrea.

Wafddiga Madaxweyne Farmaajo waxaa qaabilay Madaxweynaha Dalka Eritrea Isias Afawerki

Madaxweyne Farmaajo safarkan waxaa ku wehliya wasiirka warfaafinta, wasiirka gaadiidka iyo dib u dhiska, wasiiru-dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda iyo xubno kale.

Labada Hoggaamiye ayaa waxaa dhexmaray kullan,waxaana halkaas ka billowday booqasho saddex cisho ah oo uu madaxweyne Farmaajo ku joogayo Eritrea.

https://pbs.twimg.com/media/

https://pbs.twimg.com/media/

https://pbs.twimg.com/media/

https://pbs.twimg.com/media/

https://pbs.twimg.com/media/

https://pbs.twimg.com/media/

https://pbs.twimg.com/media/

 

Xornimonews – Muqdisho Desk