Akhriso: Soomaaliya Iyo Eritrea Oo Heshiis Gaadhay

303
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhigiisa Eritrea iyo Isaias Afwerki.

Dowladdaha Soomaaliya iyo Eritrea ayaa ku heshiiyay in ay danjirayaal is-weydaarsadaan oo caasimaddaha labada dalna ay ka furan safaaraddo.

Hadalkan ayaa lagaga dhawaaqay, kulankii u horreeyey ee magaalada Asmara ku dhexmaray madaxweynaaasha Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhigiisa Eritrea iyo Isaias Afwerki.

Madaxweyne Farmaajo ayaa booqasho 3 cisho ah ku jooga Asmara, waxaana la filayaa inuu halkaasi kula kulmo madaxda ururka ONLF.

Soomaaliya ayaana iyana dib u soo celisay hadda kadib markii dhawaan dowladda Itoobiya iyo Eriteriya ay heshiis ka gaadheen colaaddo muddo badan soo jiitamaayey.

Xornimonews – Hargeysa Desk