Diirada siyaasada W/Q: Axmed nuur Guruuje

58

Diirada siyaasada ,, .

Xukuumada xisbiga kulmiye soo dhisay oo jirtay hal sanno ayaa u muuqata in aanay weli gaardiska Isla helin ,iyadoo sacabkeeda dhabaq iyo Isla waayis badani Ka muuqato , iyadoo marka loosii firfirsadana ay soo baxayso in aanay ciyaarta maristeeda aanay Isla garanayn .

Waxyaabaha loo suurayn Karo ,Isla qabsi la aantasna waxaa Ka mida , qaab dhismeedka xukuumada oo u yaala hab isku dhex karisa oo aan isu dheeli tirayn , hadii hoos loogu sii degena waxaa la odhan karaa,mushkiladaha haysta waxaa ugu waawayn ,

Wasiiro aan wasaarado kale Ku haboon

Wasiiro wasiirnimada Ka waynaaday oo meelo kale Ku haboon ,

Wasiiro agaasiimayaal Ku haboon ,

Agaasiimayaal wasiiro Ku haboon .

Si kastaba ha ahaatee xukuumada kulmiyaha labaad sanad Ka dib weli may socod baranin .