Dhageyso: “Ma Jirto Jaamacad Aanu Aqoonsanahay Oo Dalka Ku Taala” Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya

507
Wasiirka wasaaradda waxbarashada Soomaaliya

Wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan ayaa sheegay in aysan jirin jaamacaddo tayo leh oo ay aqoon santahay wasaaraddiisu. 

Wasiir Cabdiraxmaan ayaa yidhi; “innaga ma jirto Jaamacad aan aqoonsanahay, oo jaamacad ahaan, oo aan dhihi karno jaamacad waan aqoosanay, oo Academic Function ay leedahay, qaabka ay u sameysan tahay, tacliinta ay bixineyso, waan aqoosanahay, jaamacad aan dhihi karno ma jirto”.

Wasiir Cabdiraxmaan ayaa sheegay in xittaa Jaamacadda Umadda ay ka mid tahay, taas oo hoostagta wasaaradda waxbarashada Soomaaliya.

Halkan ka dhageyso codka wasiirka 

Xornimonews – Muqdisho Desk